Xukun Dil ah oo lagu fuliyay Saddex nin oo ka dambeeyay qaraxyo dad badan ku dhinteen

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen Al Shabaab, kuwaa oo masuul ka ahaa qaraxyo dad badan ku dhinteen iyo dilal kala duwan. Ragan lagu toogtay fagaaraha iskuul buliisiya saakay ayaa lagu kala magacaabayay  Nuur Ibraahim Mahad Alle (Wayne), Xasan Cali … Continue reading Xukun Dil ah oo lagu fuliyay Saddex nin oo ka dambeeyay qaraxyo dad badan ku dhinteen